VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ikraan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xariir axmed
Ikraan

ikraan waa qurux dumaroo
xuuriyo dahareey farac kuledahee
noolaha aduunkaa waa nooc lagadhe
hayeey hadaa kuwad amaanta hoo
inta badan hufnaan badan
haldhaa qurux la hooshaarta
ama geenyo heenaadka
dumar muudkoodaa
ama gaari hoodaale
guule asluub u hilaabay
ama haybad dheerlee
armaanle la heemaarshay
aduunbaad hablaha kaa
calmaday haankastoy tahay
gobonimo hab dhaqan le
dhigaa kaga horeysaay
nin han yari adoo kale
ikraan kuma haweysteene
amintaan ku helay baan
hadhsadey hoygii caashaqee
hoo jaceylka ila haadiyo
qabo hareertaadaa
haniyaha quluubtiyo
hilabta iyo maanka
halkan iyo habeenkaan
dhashiyo yoomkan
hana qaaday
kuma arag hawen dumar
midaan ku garab dhigo
hayal sami wayniyo
dadnimo hido arooraysa
ayuumbuu had iyo jeer
qalbigu kuu haweystaaye
ayuumbuu had iyo jeer
qalbigu kuu haweystaaye

codkii Xariir axmed