ka or iftiinkii
tagay ayaamee
oo alaylkii
soo ofbaxay
ardaayadeenaan
kaa dhex eegaa
sida ugaadhiyo
aaran geela
ayda marayoo
bahal eryoodoo
adhaxda gooyaan
taah la ooyaa
haweenba idilkod
taan arkooodee
aan ishaartee
umalka beertaa
jacayl ilwaadle
aragti gaadsan
kaad abuurtay
ilaawi maayee

odo dhacdmeed
jiiday awgaa
oo abeesiyo
kaymo aradlaa
roob onkodayaa
igu dhamaaday
halkay ku urutiyo
dhaqan ahaan jiray
odayadeenii
intay aqbalayaan
dadab aroosiyo
aqal galkeenii
haweenba idilkood
taan arkoodee
aan ishaartee
umalka beertaay
jacayl ilwaad leh
aragti gaadsan
kaad abuurtay
ilaawi maayee

Exit mobile version