VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Iska eeg mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xariir axmed
Iska eeg

Imisaan ku lahaa ha i dhaafin
Bal adkee wacadkoo ha iloobin
Imisaan ku lahaa ana baaloo
Ubixii qalaloo ha istaago
2x

Imisaan ku lahaa aduunkeena
Adigoo kaliyaa ku abuuran
Imisaan ku lahaa aynigaaba
Lama keenin ifkoo lama uumin
2x

Waad ahaataye sow ma arkaysid
Nafsigii ku abaar ma ogsoonid
Ana kuuma hayoo midhabaale
Iska eeg wadadoo u banee bal
2x

Imisaan ku lahaa ha ilduufin
Eraygaan ku idhaa ha ambaanin
Imisaan ku lahaa haba aadin
Iridaasi ka baydh ha istaagin
2x

Ninkaad aad arkaysaa ima iisho
Si kastoo usha loola dhacaayo
Ma yidhaahdo axdoo abidkiiba
Qofkii aan u ogan uma ooyo
2x

Waad ahaataye sow ma arkaysid
Nafsigii ku abaar ma ogsoonid
Ana kuuma hayoo midhabaale
Iska eeg wadadoo u banee bal
3x

codkii Xariir axmed