is jikaar hadal dhaafa
is jiid jiid gacmo diida
wadan joog lugo doona
juamashaa jamshaa ku lamaan
xiise waa isagtooda laba aan kal jeedin
bohol ku jan jeedha wakhtigiika jiiday

jikaar waa nacabkeena farxad waa jawigeena
jimce waa kulankeena jacal waa labadeena

codad tii ihagayso ihagayso jabaq cuudna laraacshay
hadalkaaga lajeesa qalbigaa ku jeclaa

sida jawhar dhalaalka mudabkaan isa saarka
quruxdaad lajeeda jiidhkaa la bar saaray

Exit mobile version