VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacabku - Lyrics

danba ma anigaa ka yeesha ma anaa dumar kale uheesa docdaa macaan ka baada dadaal ma anigaa ka dherga dadaal ma anigaa yareysta ma anaa duni kaleba haysta oo dadba ma anigaa ku maseya markaan ku dayeey ku dayaa dawooy dawooy farxad ban dareemay cishqigan heegada dhawaaqay adaa nuurkiisa daaray nacabku nacabku nacaku darbiyada ha jiidho cadawgu cadawgu cadawgu darajada ha waaye caashaqa dambarkiisa ila maal nacabku nacabku nacaku darbiyada ha jiidho cadawgu cadawgu cadawgu darajada ha waaye caashaqa dambarkiisa ila maal nacabku nacabku nacaku darbiyada ha jiidho cadawgu cadawgu cadawgu darajada ha waaye caashaqa dambarkiisa ila maal nacabku nacabku nacaku darbiyada ha jiidho cadawgu cadawgu cadawgu darajada ha waaye caashaqa dambarkiisa ila maal
Queue is empty
-- / --