VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nacabku mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
Nacabku

danba ma anigaa ka yeesha
ma anaa dumar kale uheesa
docdaa macaan ka baada
dadaal ma anigaa ka dherga
dadaal ma anigaa yareysta
ma anaa duni kaleba haysta
oo dadba ma anigaa ku maseya
markaan ku dayeey ku dayaa
dawooy dawooy farxad ban dareemay
cishqigan heegada dhawaaqay
adaa nuurkiisa daaray
nacabku nacabku
nacaku darbiyada ha jiidho
cadawgu cadawgu
cadawgu darajada ha waaye
caashaqa dambarkiisa ila maal
nacabku nacabku
nacaku darbiyada ha jiidho
cadawgu cadawgu
cadawgu darajada ha waaye
caashaqa dambarkiisa ila maal
nacabku nacabku
nacaku darbiyada ha jiidho
cadawgu cadawgu
cadawgu darajada ha waaye
caashaqa dambarkiisa ila maal
nacabku nacabku
nacaku darbiyada ha jiidho
cadawgu cadawgu
cadawgu darajada ha waaye
caashaqa dambarkiisa ila maal

codkii Najmo nashaad, Xariir axmed