Nasrooy garashaada
Rug baa kuu dhashiyo
Hooya gaariyo
Aabo gaysiya
ka dhashatee nasraay

Caqli aan gurin
oo abaal gala
Guul kaligaa
guudka kuu saar / Galad ku siiyay

Gabdhaha nool
Inta loo gobay
Loo amaan guray
??
Quraxdaadiyo
Adaa gobanimo
Gonkastaba dheer

Qasabayee goabanimo
gaari aan hantanaa
Caqli ???
Gaynyo sharafee nasraay

Inaad gaari
Rag gartaa qiray
Rug cadaaguna
Guudka kuu saar / gaar ku sheeg sheeg

Gabdhaha nool
Inta loo gobay
Loo amaan guray
??
Quraxdaadiyo
Adaa gobanimo
Gonkasto dheer

Exit mobile version