VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Onkad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xariir axmed
Onkad

hadaad il biy leh ahaani lahayd
aniga oo asqoobay ku imaani lahaa
sidaan u arkayo waa i oomin layd
naftayda ulashada odhaahda kalgacal
adiga inanyahay ilmaysay dartaa
siday kuu ilawdo maxaad odhan layd
ku aamus waliba ku adkayni lahayd

hadaad ubax tahay aadmigu jecel yahay
quruxdaan arkayaad iga awdi lahayd
si aan u ildoogsan yaad abaarsan lahayd
naftayda ulashada odhaahda kalgacal
adiga inanyahay ilmaysay dartaa
si ay ku ilawdo maxaad odhan lahayd
ku aamus waliba ku adkayni lahayd

hadaad roob onkoday ahaani lahayd
amase dhul ugbaadle adigu noqon layd
oo sankaygaad udgoonka ka oodi lahayd
naftaydan ulashada odhaahda kalgacal
adiga inanyahay ilmaysay dartaa
si ay ku ilawdo maxaad odhan lahayd
ku aamus waliba ku adkayni lahayd

codkii Xariir axmed