jaceylku nusqaan mayeesho
nasiibkuna dacar masiiyo
nasteex labadii wadagee
sideena najmaay dadaala
nasrigu waligiii ma baaqdo
naruurana kama dhamaado
nolosha labadii xurmeeyee
xariir lugooyada ka nooga
naruuro markaan dareenay
xubiga nuurkiisa daarnay
niyadii hal qudha ka yeelnay
nagaasho amrkaan yagleelnay
nitaaqo hortaa ka dhowrnay
nabdiga goortaan midaynay
waa kaa waa kaa waa kaa
waa kaa nacabkii hungoobay
waa kaa naxligii asqoobay
waa kaa nidarkii dhaboobay
waa kaa waa kaa waa kaa
waa kaa nacabkii hungoobay
waa kaa naxligii asqoobay
waa kaa nidarkii dhaboobay

waa kaa waa kaa waa kaa
waa kaa nacabkii hungoobay
waa kaa naxligii asqoobay
waa kaa nidarkii dhaboobay
waa kaa waa kaa waa kaa
waa kaa nacabkii hungoobay
waa kaa naxligii asqoobay
waa kaa nidarkii dhaboobay

Exit mobile version