VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxay doonayaan - Lyrics

Farxadenay donayan inay kala daadiyan donayan oo waxaydidayan inay isdadawanay didayan 2x Hada waxay doonayan inan daw kala marnay donayan isdiidno donayan 2x Waxay diidayan dunida an kugu jeclahay waxay donayan inan dumar kula simay macan donayan dadkan dadkan nacabki dunida an ku jeclahay diidayan waxay donayan inan dumar kula simay donayan 2x Wa diradirkode hamaqal iyo kala dilkode ha maqal dulmigodi weye ha maqal ma wadan dantene ha maqal 2x
Queue is empty
-- / --