VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxay doonayaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xariir axmed
Waxay doonayaan

Farxadenay donayan inay kala daadiyan donayan oo waxaydidayan inay isdadawanay didayan 2x
Hada waxay doonayan inan daw kala marnay donayan isdiidno donayan 2x
Waxay diidayan dunida an kugu jeclahay waxay donayan inan dumar kula simay macan donayan dadkan dadkan nacabki dunida an ku jeclahay diidayan waxay donayan inan dumar kula simay donayan 2x
Wa diradirkode hamaqal iyo kala dilkode ha maqal dulmigodi weye ha maqal ma wadan dantene ha maqal 2x

codkii Xariir axmed