qofba dhoofooaan dhiman
dhibaatuu leeyahee
waqtiga wuu dheeryahoo
dhulkuna wuu kala fogyee

dhaayuhu ma arkaan kolay
naf meel dheer kaa jirtee
dhaqsaan kuugu soo war celin
dhagaha uun igala haal

dhamaantood waaxyaha iyo
dhiigaad ku abuurantoo
dhabaan kuu jeceloo
hoy iyo aqalbaan dhisaayee

Exit mobile version