imisaan sareed iyo
samo kuugu baaqo
saaco iyo mana ubax
dhul barwaaqo soomana
sadrigaygu kula rabay

waayuhu sal dhigashada
samadaii ayaan le
sahalkii maqnaa walu
wuxuu sido hana sugee
natiijadee

isaseegno waa kane
sifihii kalgacalkaa
adna sahal ka dhigato
axdiguna sirtaadii
kama suurta galin wali

ikastoo ku saacido
ku siiyay gacan midig
seerihii aktaadi
een kusoo noqnoqon jiray
hada waan sagootiyay

sirta nolosha ila garo
rajadii siraadlana
goortay samaataa
kugu soo hilaabte
samiro ha fududaan

inuu suura guuryo
isaseegna waxa faray
saadaal gudnoowdo
sidii aan ku wadi jiray
seetada ka furatee

Exit mobile version