VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magaca kooxda - Lyrics

xidigaha islii weeyaan kuwa raga laga xushay weeyn caawana dheesha weeyaan musikeena heesaheena weeyaan i baneeya laydha ii baneeya barxada iga leexda goobta waxaan ahay lliida musikeyga weeyi gabdhaahaygii away wilasheenii aaway xishoodka iga daaya caawa aan cawayne la ciyaara xidigaha hooy waryaa sacabka ila tumta dheesha ila wada naftu way dagi music bay ku dagi xidigaha islii weeyaan kuwa raga laga xushay weeyn caawana dheesha weeyaan musikeena heesaheena weeyaan goobta nooga leeexdadee waxa nahay xidigaha dharaariyo habeen wada jira nahay waxaa nahay nabadoon sidaa nahay xidigaha musikeena kama madhna inuu yahay balwadeena kentya inay tahay boqoradii xidgaha shaki miyaa kaaga jira siduu sheegay saxiibkayga ka ag muuqo xidigaha xidigaha islii weeyaan kuwa raga laga xushay weeyn caawana dheesha weeyaan musikeena heesaheena weeyaan aaway isliiyeey ku aaway hablaheenii aaway
Queue is empty
-- / --