VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Magaca kooxda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xidigaha islii
Magaca kooxda

xidigaha islii weeyaan
kuwa raga laga xushay weeyn
caawana dheesha weeyaan
musikeena heesaheena weeyaan
i baneeya laydha
ii baneeya barxada
iga leexda goobta
waxaan ahay lliida
musikeyga weeyi
gabdhaahaygii away
wilasheenii aaway
xishoodka iga daaya
caawa aan cawayne
la ciyaara xidigaha
hooy waryaa sacabka ila tumta
dheesha ila wada
naftu way dagi
music bay ku dagi
xidigaha islii weeyaan
kuwa raga laga xushay weeyn
caawana dheesha weeyaan
musikeena heesaheena weeyaan
goobta nooga leeexdadee
waxa nahay xidigaha
dharaariyo habeen wada jira nahay
waxaa nahay nabadoon
sidaa nahay xidigaha
musikeena kama madhna
inuu yahay balwadeena
kentya inay tahay
boqoradii xidgaha
shaki miyaa kaaga jira
siduu sheegay saxiibkayga
ka ag muuqo xidigaha
xidigaha islii weeyaan
kuwa raga laga xushay weeyn
caawana dheesha weeyaan
musikeena heesaheena weeyaan
aaway isliiyeey ku aaway
hablaheenii aaway

codkii Xidigaha islii