VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maria - Lyrics

maariyaay maariyaay babay jacayl baa i galay baby beerkiyo wadnuhu galay baby adiguu ku doortee maariyaay maskaxdiyo maankaad maamushaa markastaa madadaal la,aanta maariyaa muuqaalkaagan arkayaa markastaa muxibaan kuu qabaa markasta meelkasta joogto markastaa maariyaay doonayaa si kastaa ma doonayo mid kale macaaneey adigaa i deeqee macaaneey maariyaay maariyaay maariyaay babay jacaylba i galay baby beerkiyo wadnuhuu dagay baby adigu ku dooortee maariyaay qarashka maariya waxa weeyi wiilku walee waan kuu hurayaa qarashka si kastay ahaataba wax kasta magacaagu qorayaa qalbigu ma yaqaano qalbigu qof kale hadhsan waayay awgaa anigu waxaan rabo waxa weeyi adiga caqligaagn xadayaa si kastaa ubax baan ku siinayaa markasta qalbigaaaagan furayaa markasta maariyaay maariyaay babay jacaylba i galay baby beerkiyo wadnuhuu dagay baby adigu ku dooortee maariyaay waad maqashay waxaan ahay xi makaftanao waxaan ahay xi heesaheenu waa weeyi x5 raabka cusub waxa qoray qaraska laxan waxa baby saaray fj codka cusub waxa weeyi kp barbaarayae waxaa nahay midoobay qorqortaye waxaa nahay midooobay maariyaay maariyaay babay jacaylba i galay baby beerkiyo wadnuhuu dagay baby adigu ku dooortee maariyaay
Queue is empty
-- / --