VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Maria mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xidigaha islii
Maria

maariyaay maariyaay babay
jacayl baa i galay baby
beerkiyo wadnuhu galay baby
adiguu ku doortee maariyaay
maskaxdiyo maankaad
maamushaa markastaa
madadaal la,aanta maariyaa
muuqaalkaagan arkayaa markastaa
muxibaan kuu qabaa markasta
meelkasta joogto markastaa
maariyaay doonayaa si kastaa
ma doonayo mid kale macaaneey
adigaa i deeqee macaaneey maariyaay
maariyaay maariyaay babay
jacaylba i galay baby
beerkiyo wadnuhuu dagay baby
adigu ku dooortee maariyaay
qarashka maariya waxa weeyi wiilku
walee waan kuu hurayaa qarashka
si kastay ahaataba wax kasta
magacaagu qorayaa qalbigu
ma yaqaano qalbigu qof kale
hadhsan waayay awgaa anigu
waxaan rabo waxa weeyi adiga
caqligaagn xadayaa si kastaa
ubax baan ku siinayaa markasta
qalbigaaaagan furayaa markasta
maariyaay maariyaay babay
jacaylba i galay baby
beerkiyo wadnuhuu dagay baby
adigu ku dooortee maariyaay
waad maqashay waxaan ahay xi
makaftanao waxaan ahay xi
heesaheenu waa weeyi x5
raabka cusub waxa qoray qaraska
laxan waxa baby saaray fj
codka cusub waxa weeyi kp
barbaarayae waxaa nahay midoobay
qorqortaye waxaa nahay midooobay
maariyaay maariyaay babay
jacaylba i galay baby
beerkiyo wadnuhuu dagay baby
adigu ku dooortee maariyaay

codkii Xidigaha islii