VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Noo wareeji - Lyrics

Fj bby Waa jaceeylow dmt Noo wareeji 2017 Dj ruppaa Hadal badan naga dhaaf Hawsha noo biloow Hablahaad usidataa Hawshaha noo biloow Hadal badan Haan ma buuxshee Hawsha noo wad Way hadlaan Weet buuqaaan Qushigoooda Quruxdii afrikaay qabkaaga ax Qaawanaada jirkaa qabkaaaga ax Qaxii maadan dhalan Wallee waan qiyaazay Weey weeey weey Weeey weeey weey weey weey noo wareeji Waxaad hayso noodaa Girl noo wareeji Naga wax noo walaaq Girl noo wareeji Iskaa bulaan nahay Najmaay nawanaaji weey 2x Kaalay kaalay bby kaalay ila dheel dheel Dhexda xiro so dhawoow ila dheel dheel Waad taqaanaa dheeshee i wareejidee Waxaad hayso noodaa Noo wareeji dee Iskaa bulaan nahay Sacabkaanu tumaynaa Saf baan galaynaa sacabkaanu tumaynaa Saqiir iyo kabiir Sacabkaanu tumaynaa Dib baa ku saaran Dib dib baa kusaaran Dadka waad ka sidataa Dibbaa kusaaran Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji Waxaad hyso noodaa noo wareeji noo wareeji Weey weeey weey Weeey weeey weey weey weey noo wareeji Waxaad hayso noodaa Girl noo wareeji Naga wax noo walaaq Girl noo wareeji Iskaa bulaan nahay Najmaay nawanaaji weey 2x Ok ok bby girl waad u sidataa Waa maseereen kuligood Waad usidataaa Dheeshe waad taqaan alla weey nawaashee Iskaabula dee alla weey nawaashee Waa lakeentee dheeshee Balida lux Aayar aayar dheel dheel balida lux Waxaad thy balaayee Hana walanwaalin Waxaad thy balaayee Hana walanwaalin Soo siki bby girl ila baashaal Barida isaar saar ila baashaal Boqor baan nahay ila baashaal Waxaad thy balaayee Hana walan waalin Weey weeey weey Weeey weeey weey weey weey noo wareeji Waxaad hayso noodaa Girl noo wareeji Naga wax noo walaaq Girl noo wareeji Iskaa bulaan nahay Najmaay nawanaaji weey 2x Kenyan words Dib baa ku saaran Dib dib baa kusaaran Dadka waad ka sidataa Dibbaa kusaaran Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji Waxaad thy waa nawaashee noo wareeji noo wareeji Waxaad thy waa nawaashee noo wareeji noo wareej Weey weeey weey Weeey weeey weey weey weey noo wareeji Waxaad hayso noodaa Girl noo wareeji Naga wax noo walaaq Girl noo wareeji Iskaa bulaan nahay Najmaay na wanaaji weey 2x
Queue is empty
-- / --