VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Noo wareeji mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xidigaha islii
Noo wareeji

Fj bby
Waa jaceeylow dmt
Noo wareeji 2017
Dj ruppaa

Hadal badan naga dhaaf
Hawsha noo biloow
Hablahaad usidataa
Hawshaha noo biloow
Hadal badan
Haan ma buuxshee
Hawsha noo wad
Way hadlaan
Weet buuqaaan
Qushigoooda
Quruxdii afrikaay qabkaaga ax
Qaawanaada jirkaa qabkaaaga ax
Qaxii maadan dhalan
Wallee waan qiyaazay

Weey weeey weey
Weeey weeey weey weey weey noo wareeji
Waxaad hayso noodaa
Girl noo wareeji
Naga wax noo walaaq
Girl noo wareeji
Iskaa bulaan nahay
Najmaay nawanaaji weey 2x

Kaalay kaalay bby kaalay ila dheel dheel
Dhexda xiro so dhawoow ila dheel dheel
Waad taqaanaa dheeshee i wareejidee
Waxaad hayso noodaa
Noo wareeji dee
Iskaa bulaan nahay
Sacabkaanu tumaynaa
Saf baan galaynaa sacabkaanu tumaynaa
Saqiir iyo kabiir
Sacabkaanu tumaynaa
Dib baa ku saaran
Dib dib baa kusaaran
Dadka waad ka sidataa
Dibbaa kusaaran
Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji
Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji
Waxaad hyso noodaa noo wareeji noo wareeji

Weey weeey weey
Weeey weeey weey weey weey noo wareeji
Waxaad hayso noodaa
Girl noo wareeji
Naga wax noo walaaq
Girl noo wareeji
Iskaa bulaan nahay
Najmaay nawanaaji weey 2x

Ok ok bby girl waad u sidataa
Waa maseereen kuligood
Waad usidataaa
Dheeshe waad taqaan alla weey nawaashee
Iskaabula dee alla weey nawaashee
Waa lakeentee dheeshee
Balida lux
Aayar aayar dheel dheel balida lux
Waxaad thy balaayee
Hana walanwaalin
Waxaad thy balaayee
Hana walanwaalin
Soo siki bby girl ila baashaal
Barida isaar saar ila baashaal
Boqor baan nahay ila baashaal
Waxaad thy balaayee
Hana walan waalin

Weey weeey weey
Weeey weeey weey weey weey noo wareeji
Waxaad hayso noodaa
Girl noo wareeji
Naga wax noo walaaq
Girl noo wareeji
Iskaa bulaan nahay
Najmaay nawanaaji weey 2x

Kenyan words

Dib baa ku saaran
Dib dib baa kusaaran
Dadka waad ka sidataa
Dibbaa kusaaran
Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji
Dawlaad tahay noo wareeji noo wareeji
Waxaad thy waa nawaashee noo wareeji noo wareeji
Waxaad thy waa nawaashee noo wareeji noo wareej

Weey weeey weey
Weeey weeey weey weey weey noo wareeji
Waxaad hayso noodaa
Girl noo wareeji
Naga wax noo walaaq
Girl noo wareeji
Iskaa bulaan nahay
Najmaay na wanaaji weey 2x

codkii Xidigaha islii