waa dhaba jacaylkaygu
waa dhiigiyo wadnahayge
waa dinaca wadnahayga
dhuuxiyo lafaha lafahaygiye

kaan is dhowrane
xubiga caashaqu
tinaga dhaxeeye
waa dhinaca midigtayda
lafta dhabarka weeyan

waan is dhowrana
waan is dhiiri galina
ma dhantaalno caashaqa

waa dhigay kalgacaylkaygu
dhaqan iyo wanaag
waa dheef macaankiisu
waa dhalaal iftiinkisuye

kan is dholdholinow
caashaqa wada dhigno
waa dhaayahayga
waa lafta dhabarka weyan

waan is dhowrana
waan is dhiiri galina
ma dhantaalno caashaqa

kan is dholdholinow
caashaqa wada dhigno
waa dhaayahayga
waa lafta dhabarka weyan

Exit mobile version