sidii rutub canab raxmadi ku da'daan
ruuneey nafta raaxadeed tahayee

sidii yeyda hawd halow ma ladoo
cidlaan ka hurdaa alaylkiiyeey

tufaaxa ka taagan toolmoonbaan
habeen walba taabo leeyahayee

Exit mobile version