dawooy dareen wacan dadku wada ogsoon yahay
dibnaha aan ka qaade ma u tahay diyaar
dareenbaan kuu qabaa daryeelaan kula rabaa
dadkaan kaa fiirsadaayoo adaan ku doonayaa
dawooy jacayl daran dawo aan lahaynbaa
dugsi ila wadaagee ma u tahay diyaar

Exit mobile version