Alleehana waynaa
Noo idmayee oori
Dayda ahaatoo is
Aaminee x2

Aqbal waaye eebaa
Ajiibayee amurtayna
Waanoo ahaatayee
X2

Abidkaa ogaaw axd–
Igeena adkee arxan
Laawe aa jiree abaal
Lahaynee caqligaaga
Adeegso ee ogaawee
X2

Ubaxii aduun kaa ii
Tahee adigaan ku
Doortee ee ogaaw
X2

Abaalkaa gashi maa
Ani iloobi karaa dham–
Aantay adaa uurkayga
Kuyaal x2

Abidkaa ogaaw axd–
Igeena adkee arxan
Laawe aa jiree abaal
Lahaynee caqligaaga
Adeegso ee ogaawee
X2

Exit mobile version