inantaan gayaankiyo
gabigood haweenkaba
gaar uga soo xushoo
uga soo go,aa tahay
waxaa tahay gob dhaqan loo
guri wacan ku dhalatoo
gayigeena hooyiyo
iyo geeska afrikaad
aan guul habooniyo
libintiisa gaadhnee
ila garo jacaylkani
geeskaaga ka adkee

inantii kalgacalkiyo
nafta galisay xiisahee
aan u goohayee
awgeed u go,ayee
garabiyo waxaa tahay
gabadh ti mudnayde
gayaankeed wacnaydee
aan u goo,aayay waayadan
aan guul habooniyo
libintiisa gaadhnee
ila garo jacaylkani
geeskaaga ka adkee

Exit mobile version