Waaxyaha kele oo dhamiba
Hadii walwal aysan qabin
Wadnuhu kaama maarmi karo
Isgu wehel waa ogyahaye

Waraaqahaad soo dirtiyo
Warkaaga inaan helaa
Waraaqahaad soo dirtiyo
Warkaaga inaan helaa
Wax weynbee ii tahee
Wacalkaa maxaan u waayay
Wacantii aan jeclaayeey
Wacalkaa maxaan u waayay
Wacantii aan jeclaayeey

Intuu kala wado wakhtigu
Wadniyo laabo beenaa walaala
Waakii isku keeni jiray
Walina waan dhawrayaayee

Waraaqahaad soo dirtiyo
Warkaaga inaan helaa
Waraaqahaad soo dirtiyo
Warkaaga inaan helaa
Wax weynbee ii tahee
Wacalkaa maxaan u waayay
Wacantii aan jeclaayeey
Wacalkaa maxaan u waayay
Wacantii aan jeclaayeey

Exit mobile version