Waaxyaha kale oo dhamiba
Hadii walwal aysan qabin
Wadnuhu kaama maarmi karo
Isagu wehel waa ogyahaye
Waraaqo aad soo dirtiyo
Warkaaga inaan helaa
Wax wayn bay ii tahee
Wacaalkaa maxaan uwaayay
Wacantii aan jeclaayeey
Intuu kala wado wakhtigu
Wadniyo laabo
beer walaalo ah
Waakii isku keen itiray
Walina waan dhawrayaaye

Exit mobile version