baryahanba maan arag gobolkii bilaa
bali gubadle maantagin
sanadkoo barwaaqa a baanka idhanka
maan marin gumar baaleheediyo hawdo
barwaaqa ah baryo maan dalxis tagin
bal eeg baligubadle inuu yahay baro
lagu nagaadiyo meel barwaaqo taaloo
aan kuu bayaanshee qurba joog
bal soo arag aad ilawdid barafkee
bilaash looma heesee wuxu beerku tabayaa
barqadiyo habeenkii aan baadi goobaa
bartii aan ku abaabiyo halgankii balaadhnaa
bartii laga abaabulay

Exit mobile version