Dhag dhag soo jacaylkeenu
Muu noqan mid lagu dhaato
Dhadhaniyo macaan miidhan
Muu noqon kalgacal dheef leh
Geenyoo

Dhurayaa jacaylkeenu
Muu noqon mid lagu dhaasho
Dharankiyo dhagaha ruuxda
Muu noqon dhabtii maqalka
Cabdiyoow

Dhag dhag soo jacaylkeenu
Muu noqan mid lagu dhaato
Dhadhaniyo macaan miidhan
Muu noqon kalgacal dheef leh
Geenyoo

Dhurayaa jacaylkeenu
Muu noqon mid lagu dhaasho
Dharankiyo dhagaha ruuxda
Muu noqon dhabtii maqalka
Cabdiyoow

Dhaayaha jacaylkeenu
Muu noqon mid lagu dheehdo
Dhalintiyo barbaarteena
Muu noqon mid dhaya uurka

Dhadhabiyo jacaylkeenu
Kalgacayl ku jira dhiilo
Muu noqon mid laga dhuusho
Dhadhamaan dadkuba caashaq

Dhaayaha jacaylkeenu
Muu noqon mid lagu dheehdo
Dhalintiyo barbaarteena
Muu noqon mid dhaya uurka

Dhadhabiyo jacaylkeenu
Kalgacayl ku jira dhiilo
Muu noqon mid laga dhuusho
Dhadhamaan dadkuba caashaq

Ala ala ala dhirtay miida
Cid ka dhargaay dheh ehelkeena
Ala ala ala dhiblada dheesha
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhulkiyo ciida
Kama dhicin horteen keenu
Ku dhiraday bartay caashaq
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhirtay miida
Cid ka dhargaay dheh ehelkeena
Ala ala ala dhiblada dheesha
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhulkiyo ciida
Kama dhicin horteen keenu
Ku dhiraday bartay caashaq
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhirtay miida
Cid ka dhargaay dheh ehelkeena
Ala ala ala dhiblada dheesha
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhulkiyo ciida
Kama dhicin horteen keenu
Ku dhiraday bartay caashaq
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhirtay miida
Cid ka dhargaay dheh ehelkeena
Ala ala ala dhiblada dheesha
Ka dhintay dheh nacabkeena

Ala ala ala dhulkiyo ciida
Kama dhicin horteen keenu
Ku dhiraday bartay caashaq
Ka dhintay dheh nacabkeena

Exit mobile version