Baryo wiilkii aan ubukay
Dartii ma bariirinoo
Qalbiguna buseel
Markuu beerkii huray
Baaxad dagyoo

Hadba baradii oo joogo
Laygu bilo
Ayaan baafintii uboqoolayaa

Dhulku waa ibanaan
Buur aan lahayn
Badna waa igu maax
Beegi aan lahayn

Naf la baaaqayoo
Aana baadidoono
Ma baraad la’ee
Adaa ibaahi oo
kaa tahay buseel (?)
Haraadba aanan qabin

Taa ku soo baxdayee
Birta iyo buurta yidhi
Ciilkuu ku baday
Ilayn kaama baxoo

Dhulku waa ibanaan
Buur aan lahayn
Badna waa igu maax
Beegi aan lahayn

Exit mobile version