jacayl rasmiyaan sidaa rucubo ubaxaan wadaa
adaan kula raadiyaa
muuqaagan ka raali ahay halkaa rubadaad ku taal
ruuxaaga markaan arkana caleemaan kuu ruxaa
inaan raas wada dagnoon rafiiq nololeed galnoo
dhul raysliyo meel nimca a ku raaxaysanaan jeclahay
rag iyo dumarbaynu nahay rabaa u abuuray sidaa
lamaana reer dhisee
sidii ramad gelahoo ilmahahrey loo dhigaan
raadkayga ku laba noqdaa rajaan kaa qabaa
kal gacal

Exit mobile version