sidii waa hore layidhi
halyeey sikastooy uyahay
hadan gaari dumar hayn
ilayn dhigii arag mahaybsan karo
hubaal anuguna sidaa
marwada fiican hadaan
haalyey geesiya udhixin
nolosha ma gaadho her wacan
inaan hadhsanoo kalgacal
labada lagu soo hirtee
ahaada hankooda farax
ku gaadha halkay rabaan
hagaag farxadii gudoon
inaan hanashada kalgacal
labada hiil kala helee
ahaada jaceyl hantiyaa
ku gaadha halkay rabaan
hagaag marxabiyo gudoon

hab iyo dhaqan soo jiroo
hilaadii bari samaad
hidiyo aan kasoo helnee
hidiyo aan ku raco qurux
hamigaa riyadaa gashaa
haday rumowdooo
hadalka farxad dartii
jaceylban la hadaaqayaa
inaad hadhsanoo kalgacal
labada lagu soo hirtee
ahaada hankooda farax
kugaadha halkay rabaan
hagaag farxadiyo gudoon
inaan hanashada kalgacal
labada hiil kala helee
ahaada jaceyl hantiyaa
ku gaadha halkay rabaan
hagaag marxabiyo
agaag farxadiyo gudoon
ku gaadha halkay rabaan

Exit mobile version