sigeegee sigee
sigeegee sigee
i kacay dhiigaa i kacay

habeenkoo madaw
sida mayay hanqadhay
misbaax iyo iftiin

ilayskii mar qudha
ishu milacsatee
maanku iga qabsaday
wiiloow ma adigaa

mataanee naftani
muxibada kalgacal
ku maqan adigee
kugu maqan kun jeer

anoo moog jacayl
yarkii igu mudee
muhashada i baree

markasstaba hankiyo
mudanaw qalbigu
mee igu lahaa
wiiloow ma adigaa

hobeey hoobalayaw
waar hooy wiilyow waar hooy
dartaa dhiigaa i kacay

Exit mobile version