Waxaad maaqashaa edabiyo
Qaarka loogu oodaa
Abeelinta intay yihiin
Inaan dhinbaatada
ka ahaadaan aaminay

Abaal Alle abaal
Axdi ruuxa meel aad dhigateen
Amarkiisa jabiyee
Adigoo udaacad ah
ku xanbaarshay eedee.

Anna kuuma naxayee
Erey aan jecleestoo
Xusuus kugu ogaadaba
Iimaad hanbeeninee
Ku ilaaway Ku ilaaway maankaba

Ma ogtahay Awoood inuu
Inuu geeyo ubadkii
??
U adeego hadal la’i

Adiguna ismaad oran
Naftan adiga kula nool
Arxankeed ha goyninee
Wax dhiba Ayaamaha
Nabsi baa adeegee

Anna kuuma naxaayee
Erey aan jeclaastoo
Xusuus kugu ogaadaba
Iimaad hanbeeninee
Ku ilaaway Ku ilaaway maankaba

Exit mobile version