VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lugooyo - Lyrics

Hadaad tidhii 4x Hadaad tidhi lugooyoo Haa ulaciifta kabashoo Halaluudo lahashee Kulaxaadso oo reeb Kulaxaadso oo reeb Inkastoona ladijirin Oon laliito boholyoow Aan qabo ladhkiisii Adaa lumaye yeelkaa Labaatan kolkii aan ahaa Laxowgii ikaabaday baday baday Xiisihii aanlaasimay aanlaasimay Layliyoo markale hanoo 4x ........................................................ Adoo laabtaa kaliday Ooynaan lamanoon Liibaan angaadhnoon Libin caashaq kularabay 2x Anoo lubbiga kuguqoray Lur iyo ciilna kula neceb Oo lilaahi kuu jecel adaa Laacay meelkale Labaatan kolkii aan ahaa laxawgii ikaabaday baday baday Xiisihii aan laasimay Layliyoo markale hanoo Layliyoo markale hanoo Lyrics by Cabdi ismacil
Queue is empty
-- / --