VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Lugooyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Yurub Geenyo
Lugooyo

Hadaad tidhii 4x
Hadaad tidhi lugooyoo
Haa ulaciifta kabashoo
Halaluudo lahashee
Kulaxaadso oo reeb
Kulaxaadso oo reeb
Inkastoona ladijirin
Oon laliito boholyoow
Aan qabo ladhkiisii
Adaa lumaye yeelkaa
Labaatan kolkii aan ahaa
Laxowgii ikaabaday baday baday
Xiisihii aanlaasimay aanlaasimay
Layliyoo markale hanoo 4x
………………………………………………..
Adoo laabtaa kaliday
Ooynaan lamanoon
Liibaan angaadhnoon
Libin caashaq kularabay 2x
Anoo lubbiga kuguqoray
Lur iyo ciilna kula neceb
Oo lilaahi kuu jecel adaa
Laacay meelkale
Labaatan kolkii aan ahaa
laxawgii ikaabaday baday baday
Xiisihii aan laasimay
Layliyoo markale hanoo
Layliyoo markale hanoo

Lyrics by Cabdi ismacil

codkii Yurub Geenyo