Qumanow waxaad tahay ubax qaaya waynoo.
Qalbiga iyo laab tiyo
Ku qotoma wadnaha
Kuwa dhiiga qaada qiyaas
Tii waraab sha
Qudhaydaa ku jecel
Kaa quusan Mayer
Arma lugu badhaadhiyo
Reer lugu qaboo biyo
Aan qoys yag leelnee
Gees taada ila qabo

Quruumaha aduunyada
Qaadir keen ku uumay
Adigoo ku qaa yimay
Qofna kula ma simayee
Qawl kaaga wacanbaa
NAFTA qiima galiyey
Guurkaad qorshay saan
Kula qaatay aniguye
Arms lugu badhadhiyo
Reer lugu qaboobiyo
San qoys yagleelnee
Gees taada ila qabo

Exit mobile version