Hadaan qalin iyo waraaq
lagalo qol madow habeen
qalbigu wuxuu muhanayaa
inaan magacaaga qoro
In badan waan qarinayee
anigu waan kugu qancoo
siguud baan kuu qiro
duuduub kugu qatayoo
qudhayda adaa xukamayee
Warkayguna waa qisee
waxaan qandarsasayaa
nolasha qeebaha haree
inaan qoys kula noqdiyo
miyaan u qalmaa xubiga
Hadaan kula qaadan lahaa
Nolasha kula qaybsa lahaa
qudhaadu waxay rabtoo
Qumaati uyeeli lahaa
Dhankaaga waa qabyee
qaboo caashaqa daryeel
qiimee waxaan doonayoo
qalqaala aroos mugliyo
qorsheey farxadayda guur
Qabyada noqatee
Warkayguna waa qisee
waxaan qandarsasayaa
nolasha qeebaha haree
inaan qoys kula noqdiyo
miyaan u qalmaa xubiga