waxaa ruux ii qalmoo naftaydu ay ka raali tahay
gayaankay ka raadsadaba
dhadkaaga markaan helaan dhab kuugu riyaaqayo
adaan ragba kaa xushee
raaxadu waa wada jirkiyo rayigoo la isku waafaqee
runbuu reerkii u dagay markaan raacnay talo

waxan raran iyo dab kulul rafaad caashaqa la maroo
taladuu iga raarantaba
qalbigaad rabitaan kalgacal ruuneey ku abuurtayoo
adaan rasmi kuu jeclee

Exit mobile version