Intaan ushib dhiig lahaa
Leefsii dacar baa lahayd
Intaan ku dhawaaw lahaa
Miyaad ka dhaqaaq lahayd

Intaa ka dhabay lahaa
Miyaa u dhamay lahayd
Intaan dhiso aqal lahaa
Miyaa dhabar jabi lahayd

Mudaan islahaaa haday oo
Niyada waa dhaawacdee
Hadaan kugu dhaaran jiray
Xiisahu ka dhamaa qalbiga

Intaan dhabta saar islahaa
La dhuumo miyaad lahayd
Intaan dhib udiid lahaa
Ku dhayl dhigo maad lahayd

Intaan kuu dhagal Dhuglaa
Miyaa igu dhaga adkeed
Intaa ha ku dhaqo lahaa
Miyaad ku dhayl dhayl lahayd

Mudaan islahaaa haday oo
Niyada waa dhaawacdee
Hadaan kugu dhaaran jiray
Xiisahu ka dhamaa qalbiga

Exit mobile version