Ma ogtahay ayaa mahan
Waxan ulanayee alwanaayey waaya han
Urugada ihaysiyo umulkiyo
Dhibtaan qabo
Adigaa u aane
Ma abaal aad gashaa lugu
Idmadaa
Maa bi maayo naftoo
Mana awdalee
Waan adkaysanayaa

Ma og tahay asagaa inta dunida joogta
Adaan kaa inshaartee
Waxaan uur ka ku haystoo
Afku iga xadaayo
Kuma eegi karaayo
Ma abaal aad gashaa
Lugu irkadaa ma awood
Aan galaa lugu idma daa
Maa bi maayo naftoo
Mana awdalee
Waan adkay sanayaa

Exit mobile version