jacayl waa hore i helay warma ila beegsadaa
wadnaha haderto cuskaday wadiiqo baneeyayo
kashii wada halaq ka dhigay
walaacbuu igu hayaa walee ima daynayee
wakhtiga midkii iga baxaa midkale oo
soo walfaa waydaartay kii horoo saliga meeshi
wadhnaa halkii waysada dhigtaa
wakaa maantaba i helay wanaagiiba is rogay
walaalnimadii ka dhigay wax yeeloo jacayl
intuu igu wacad furay kumaan waan toobinoo
kun iyo laba goor walow waraar dheer iga riday
walaacna kashii baday
warkii iyo sheeka rageed kamaan waynaaninoo
naftaan waanada maqlayn
intuu wakhti iga cunay muxuu wadhi igu riday
anoo wali kii ii daraa waabaydiisii il daran

Exit mobile version