lamadiido calafkee caku barashadaadii
cudur lama amaane cudooy caashaqage
saxan saxada cadarkiyo cir onkoday habenoo
carada la biilo cosob laga sugaayaan
ceeblaay ku moodee waxaad tahay cadaab kulul

hablo wada cudoonoo cadaan iyo madaw loo
qurux lagu ciseeyaan kula saaran ciidee
ha is cajabin caga dhigo

lama eegto hadalkee cuqdo kugu abuuree
calool yay ku galiyoo kaa guba calooshee
ra kuu cadilanoo aawadaa cidlootaa
heesaha uu curiyaa ku saba codkaygoo
runtii aad u culus iyo gabadhyada cabsiiya

Exit mobile version