joogaga dheer iyo
jamaalkaga quruxdalaa
qalbigayga jiitoo
heedhe waad ijiidhe

naftu way kujamatoo
dhanka aad jirtabay
niyadaydu joogtaa

jacylaagu inan yahay
igu laba jibaaran yee
jaal maynu nogonaa

jabagada hadalkaa
gudhu jaar latoo
adaan kuu jiboodaa
jawhardii dumarkaay
xural cayn jamaadeey
gurux iyo jamal lbuu buu
jaliil kuu deegee adii

Exit mobile version