Kun dhaaf baa thy nasaba
Koonkaan waxa dumar
Ku nool kaskiyo garashada
Habon hormud ba thy kartida

Kal deeq ruux yahay goobtan
Intaad nolasheydi kabtay
Hankaan kugu koobay kali
Kasbaty maankiyo xiskee

Gaarisa yartii lagu korshaay
Ayaan qurux kaamilaa
Qalbiga kaliya dareema
Kalsooni adaa kuu qiray
Kasheyda alla kasheyda
Huno kasheyda ada ku qoran

Kifaax baa tahy nasaba adaa
Kurba tiray qalbiga
Kalmado xigmad laha taqaan
Koobkii sharftaad sidaa

Kal wacan ayaan dhemaney
Karaamiyo hadal san mcn
Kalamkaagaa ideeqay
Kal iyo laab anaa kuu jecel

Gaarisa yartii lagu korshaay
Ayaan qurux kaamilaa
Qalbiga kaliya daremaa
Kalsooni adaan kuu qiray
Kasheyda alla kasheyda
Huno kasheyda ada ku qoran.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version