Naf ku jecel
Ku jeedaalin
Jamashada
Ku daadaawan
Jirka nugul
Ku raaraadin
Haka jarina weedhiisa
Niyad jilicsan kuu jeelan
Ku jalbeeban qawlkaaga
Jaanqaadka dookheena
Miyaan jari e
Anigu aan jari goonaa
Jiritaan dadaalkeena
Jarkastaba
bildhaantiisa
Oon wanaag
Ku joog joogno
Si xubigu u joog joogno
Jiritaan kalgacalkeena
Jir kastaba bildhaantiisa
Aan wanaaag
Ku joog joogno
Si xubigu u joog joogno
Naf ku jecel
Ha jaan jaamin
Haka jarin xiriirkeeda
Cishqi badan
La jiib jiibi
Jaantana la qaad maanka
Jir ka mida
Jirkiyo ruuxda
Waxa tahay
Ruux ila jaara
Jeexitaana uma quudho
Mana jaro e
Anigu an jaro
oo aan jaro
Kalgacalkeena

Exit mobile version