ku xadreeyey kuu xajabey
xabsa quruxeey
xabiibi macaan
xubi iga gudoon
laabta xaadhan
xiska doooxan
xididada wadnaha
adigaa xaqsiiyee
xalka ila doon
anaa axibak
ilove youy
naftan kuu xiistey
xumaanta ka dhowr
xagan gabi xaga gabi
xaawaley dhamaan
adaan kaa xushee
caashaqa xurmee
xubo daalan dartee
xiiqo qalbiu ku xawilam
lama bado
xidhiidhka adkee
anaa axibak
ilove you
naftan kuu xiistey
xumaanta ka dhowr

Exit mobile version