miraa canab lamoodyey
carafaad dhalataoo
cid laguu wan qaloo
aabaaha cumaroo
hooyo kuu duceysoo
curadkeedii noqotee
haeen kuugu ciyaayi
anaa cidhib tiree
caashoy xcaasahqa ha igu xidhin
yaaku caayo ku canaantee
anaa ku ciseynayoo
calaf keygii noqotoo
ku caleemo saartee
kuwii kugu ciyaaro
anaa cidhib tiraayee
cadho casha qa ha igu xirin
macaan caashaqa
ha igu ciilin

Exit mobile version