sawtaan ku idhi
aynigaa adaa
ugu aragti dheer
sawtaan ku idhi
ubax so bixiyo
ada ilo biyo leh
inan yahay la mida
ku idhi inaad
iga doonaysay
bal maxaa amaan
iigu kaa hadhoo
kaaga eed baxaa

arin lagu farxiyo
anigoon wanaag
kaa eeganayn
mise araartiyo
asaraartu waa
afkuu midu xafidee
isma lihid xumee
ku idhi intaad
iga doonaysay
bal maxa aman
iigu kaa hadhoo
kaaga eed baxaa

Exit mobile version