waa lalawga caashaqu naftayduu wareershoo
war war iyo dhibaatiyo walaac adag ku beeree
waagaan is baranaa jacaylku ii wareemee
waxaan wali xusuustaa wardaay barashadeenii

wayne tuu hagaajee wanaag loo dhameeyaay
aan nolol wadaagnee ha iga weecan abidkaa

waagoo soo iftiimiyo waqalkoo da aayoo
wabiyaduu is dhaafaan wacan kugu masaalaa
waxaad tahay boqoradii wanaag loo dameeyoo
waad ku dhaaftay qayrkaa waana adiga kaligaa

Exit mobile version