Waxaan WAYNAHEENU qorin
Oo aan qalinkii ahayn
Inaad qawadaa ma fiicne

Noloshu qasab maaha oo
Qiyaas li'i kuma wacnee
Marnaba adigoon qadraay
Qalbiga xumo iigu qaban

Hadaan qormo wacan yagleelay
Calafka qiimee walaal
Dhigaana jacayl la qaybso

Ha diidin wadarkii dhacoo
Adoon isba qoomamayn
Quluubta ha badin xumaan

Mar hore qaladaad gashiyo
Qisana adoon xasuusan
Naftani kaa quusatee
Qalbiga xumo ha iigu qaban

Exit mobile version